Degmada ugu yar Muqdisho oo hantiday Koobka K/Cagta Gobolka Banaadir (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir oo ku guuleysatay degmada qadiimiga ah ee Shingaani oo sidoo kale ah degmada ugu baaxada yar Muqdisho Tartankan ayaa waxaa ka qaybgalay 17ka degmo ee Gobolka Banaadir iyo degmada Balcad, si loo xoojiyo nabadda iyo … Continue reading Degmada ugu yar Muqdisho oo hantiday Koobka K/Cagta Gobolka Banaadir (Sawirro)